kusoo dhowadaa bogaan
waxad kusoo dhowtaan siteka ahmed hassan
My name is Ahmed Hassan Mohamed.I was born 1974 in central somalia town of gura,el.grow up in Mogadisho which is somalia capital.and last 7years I life in south africac
Magaceygu waa axmed xasan maxamed waxan dhashay sanadkii 1974 waxanan ku dhashay bartamaha somaliya magalada lagu magacabo guraceel waxan kusoo koray magala madaxda dalka somaliya waa muqdishe lakin 7sano ee ugu danbeysey waxan ku nola dalka konfurta africa
waxan dhaman uga cudur daranaya dadka soo boqda sitekan in dhismo ku socdo mardhowna la dhameystiri dono insha allah
daa,inkii na abuure adunkan ina keenow ee islam niimo tosaan iyo aqli inogu siyaadshow umaddeni dhibootaay oo aqligodii gabawsay oo ayagibaa gam iska siyeey ee garansii aqligodaa mesha guushu la taasho.
Waxan kula talin laha umadda soomaaliyeed mid yar iyo mid weyn melkasta oo ad jogtaan inaad alle usoo labataan wanaa inan garana masibada alle dalkeni iyo dadkeni ku rideey iney tahay mid an inagu gacmehena ku radsaney marka waa inaan is weydina side loga bixii kara sida ey aniga ila tahay waa in qofkasta oo soomaali ah uu alle uga tobad kena denbigii uu galay ileen isaga iyo ilahba is ogee qofkii denbi ka galana iska cafi hadii an tas sameyno waxa laga yaba inow alle ino naxariste
qofkasta oo daneynaya inuu ilasoo xariro fadlan boga bartida aqabartada ku reeb aniga kulasoo xariraye insha allah(guestbook)
Need some extra help building your site? Here are some topics that may be helpful.
Customizing and Personalizing My Site
I might not want a large amount of text on my home page if I want to guide visitors toward my other pages. Instead of text, I can add photos or interesting links. One o<!-- Begin Sparklit HTML Code -->
<FORM NAME=Choices1098848 ACTION="http://vote.sparklit.com/poll.spark?pollID=1098848" METHOD="POST" style="margin: 0px">
<INPUT TYPE=hidden NAME=ID VALUE="1098848">
<table ID="DisplayVote1098848" border="2" width=123 bgcolor="#EEEEEE" CELLPADDING="3" CELLSPACING="0">
<tr><td align="center" style="background-color: #003366; filter:progid:DXImageTransform.Microsoft.Gradient(endColorstr='#0060A0', startColorstr='#003366', gradientType='1')"><font size="-1" color="#FFFFFF" style="font-family: ARIAL,HELVETICA; font-weight: bold">KA DHIIBO FAKARKAADA HESHIISKAN BADA</font></td></tr>
<tr><td><font size="-1" color="#000000" style="font-family: ARIAL,HELVETICA">
SIDEED U ARAGTAA HESHIISKA BADAHA EE SOMALIA IYO KENYA - Dooro mid ah Sedexda codbixin ee riix Submit Vote<br><br>
<table border=0 width="100%" style="margin-bottom: 12px">
<tr><td width=20 valign=top><input name="ballot" type="radio" value="0"></td><td align=left><font size="-1" color="#000000" style="font-family: ARIAL,HELVETICA">Dhul badeed ayaa kenya loo saxixay</font></td></tr> <tr><td width=20 valign=top><input name="ballot" type="radio" value="1"></td><td align=left><font size="-1" color="#000000" style="font-family: ARIAL,HELVETICA">bada ma gadana</font></td></tr>
</table>
<div align=center><INPUT TYPE="submit" VALUE="Submit Vote" NAME="submit"></div>
<div align=center><font size="-1" color="#000000" style="font-family: ARIAL,HELVETICA"><A HREF="http://vote.sparklit.com/poll.spark/1098848" style="font-family: ARIAL,HELVETICA; color: #000000; text-decoration: underline">Current Results</A>
</font></div>
</td></tr>
</table>
<div style="margin-top:2" align="center"><A href="http://www.sparklit.com/pc/?ID=1098848"><IMG SRC="http://www.sparklit.com/images/sparklitpowered.gif" WIDTH=113 HEIGHT=24 BORDER=0></A></div>
</form>
<!-- End Sparklit HTML Code -->
f the first things I would want to do is choose a template that reflects what my site is all about. Colors and themes are a great way to reinforce the message and purpose of my site.
Behind the Scenes of My Home Page what a site
kitaabka Usuulu Athalaathah ÇáÃÕæá ÇáËáÇËÉ æÃÏáÊåÇÈÇááÛÉ ÇáÕæãÇáíÉ Ogow Alle hakuu naxariistee in ay korkeenna ku waajibayso in aan baranno afar arrimood: Cilmiga, oo ah barashada Alle, barashada Nabigiisa, iyo barashada diinta islaamka iyo adiladeeda. Cilmigaas aan barannay in aan ku camal falno. Iyo in aad dadka ugu yeerto. Iyo in lagu sabro dhibka kaa soo gaaraya. waxaa daliil u ah hadalka Alle:
oo uu macnihiisu yahay: " Casarka ayaan ku dhaartay, dadkii qasaaro ayay ku jiraan, kuwii Alle rumeeyay mooyee, oo haddana camal wanaagsan sameeyay, xaqana isku dardaarmay, sabarkana isku dardaarmay". (Al-Casr:103) Imaam Shaafici wuxuu yiri: haddii uusan Alle ku soo dejin lahayn khalqigiisa xujo aan suuraddan ahayn way ku fillaan lahayd. Bukhaari wuxuu yiri: (kan wuxuu u baab yahay in Cilmigu ka horreeyo hadalka iyo samaynta camalka), waxaana daliil u ah hadalka Alle:
oo uu macnahiisu yahay: {ogow in Alle xaq lagu caabudo uusan jirin Alle maahee, dambi dhaafna waydiiso}. Wuxuu Alle ku billaabay aayadda cilmiga, hadalka iyo camalka kahor. Ogow Alle ha kuu naxariistee in nin kasta iyo haweeney kasta oo muslin ah ay waajib ku tahay in ay saddex arrimood bartaan, kuna camalfalaan saddexdaas arrimood waa: 1. Alle in uu na abuuray, oo uu na arsuqay, uussana Alle sidaas nooga tagin ee wuxuu noo soo diray Rasuul, qofkii aan raacin Rasuulkaas naarta ayuu galayaa, waxaana taas daliil u ah hadalka Alle:
oo uu macnahiisu yahay: {waxaan idiin soo dirnay Rasuul idinku marqaati furaayo sidii aan ugu soo dirnay Fircoon Rasuul, Fircoon wuu caasiyay Rasuulkii, waana qabannay Fircoon qabasho adag oo aad u daran}. Alle raalli kama aha in qof kale lala caabudo, ha noqdo qofkaas lala caabudayo malak dhaw ama nabi la soo diray, waxaana daliil u ah hadalka Alle:-
oo uu macnahiisu yahay: {Masaajidda Alle ayaa iska leh ee Alle la jirkiisa wax kale ha ku caabudina}. 2. Qofkii rasuulka raaca, Allana kali yeela uma bannaana in uu xiriiriyo qof Alle iyo rasuulkiisa gooyay oo la dagaalamay, haddii uu rabo qofkaas ha ahaado qofka kuugu dhaw qaraabo ahaan. Waxaana daliil u ah hadalka Alle:
oo uu macnahiisu yahay: {ma helaysid dad rumeeyay Alle iyo maalinta qiyaamaha haddana jecel Qof Alle iyo rasuulkiisa gooyay, haba ahaadaan kuwaas Alle iyo rasuulkiisa gooyay aabbayaalkooda ama carruurtooda ama walaalahooda ama qaraabadooda, kuwaas aan jeclaanaynin dadka Alle gooyay wuxuu Alle ku qorey qalbiyaalkooda Iimaan, Allana wuxuu ku xoojiyay xujo, nuur iyo hanuun oo iimaanka xaggiisa ka timid, Alle wuxuu galiyaa kuwaas jannooyin ay hoostooda dareeraayaan wabiyaal, ayaga oo ku waaraya jannooyinkaas, kuwaas Alle waa ka raalli noqday, ayagana way ka raalli noqdeen Rabbigood, kuwaasi waa xisbiga Alle, Xisbiga Alle asaga ayuun baa liibaanaaya}. Ogow Alle ha kugu hanuuniyo daacadiisee "cibaadadiisa" Diinta Xaniifiyada nabi Ibraahiim waa in aad Alle kaligii caabuddo, adigoo diinta u kali yeelaya oo aan wax kale la wadaajinaynin, sidaas ayaana Alle faray dadka oo dhan una abuuray sida uu Alle yir:
oo uu macnaheedu yahay: {Uma aannan abuurin Jinniga iyo Insaanka inay i caabudaan mooyee}, macnaha i caabudaan waa i kali yeelaan. Waxa ugu wayn ee uu Alle faray waa Towxiidka, waana in Alle loo kali yeelo cibaadadiisa, waxa ugu wayn ee uu Alle reebayna waa Shirkiga waana in aad Alle “cibaadadiisa” wax la wadaajiso, waxaana daliil u ah hadalka Alle: } oo uu macnahiisu yahay: {Alle caabuda waxna hala wadaajinnina}. Haddii lagugu yiraahdo maxay tahay saddaxda asal ee waajibka ku ah in uu Insaanku barto? Waxaa tiraahdaa: waa in uu barto Rabigiisa, Diintiisa, iyo Nabigiisa Maxamed r. Haddii lagugu yiraahddo ka aad caabuddaa waa kuma? Waxaad tiraahdaa waa Rabbigayga rabbigaasoo aniga igu barbaariyay, kuna barbaariyay dadka oo dhan nicmadiisa, waana Allihii aan caabudayay, iimana sugnaan Alle aan asaga ahayn, waxaana daliil u ah hadalka Alle:
oo uu macnahiisu yahay {waxaa mahad oo dhan ay u sugnaatay Alle, Allahaasoo makhluuqaadka Rabbigooda ah}, wax kasta oo Alle ka soo hara oo dhan waa caalam, anigana caalamkaas ayaan qeyb ka ahay. Haddii lagugu yiraahdo: maxaad Rabbigaaga ku garatay? Waxaad tiraahdaa: waxaan ku gartay calaamooyinkiisa iyo makhluuqaadkiisa, calaamadaha tusinayana waxaa ka mid ah: habeenka, maalinta, qorraxda iyo dayaxa, makhluuqaadkiisana waxaa ka mid ah: toddobada cir iyo toddobada dhul iyo waxa ku dhex jira iyo inta u dhaxaysa, SAMAAN FARIDDA IYO XUMAAN REEBIDDAAlle kor ahaaye wuxuu yiri:
86. “ Ha idinka mid noqdeen dad khayrka wax ugu yeera oo samaanta fara, xumaantana reeba, kuwaasaa iyagu kuwa liibaaney ahe”. Suuradda Aali-Cimraan 104. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
87. “ Waxaad tihiin ummaddii u khayr badanayd oo dadka loo soo saaray: Waxaad fartaan samaanta iyo dhaqanka wanaagsan, reebtaanna xumaanta iyo edebdarrada”. Suuradda Aali Cimraan: Aayadda 110. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
88. “ Cafiska caadeyso (Muxammadow S.C.W.), samaantana far, isagana jeeso jaahiliinta”. Suuradda Al-Acraaf: Aayadda 199. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
89. “ Mu’miniinta iyo Mu’minaduhu waa is yihiin oo hiil baa ka dhexeeya iyo isu gargaar, Waxay faraan samaanta, reebaanna xumaanta”. Suuradda At-Tawba: Aayadda: 71. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
90. “ Reer Banii Israa’iil kuwoodii gaaloobey waxaa lagu nacladay carrabkii Daawuud iyo Ciisaa, wiilkii Maryam. Maxaa yeelay waa caasiyoobeen oo xad gudbayaal noqdeen. Iskama ay reebi jirin xumaantii ay sameeyaan. Wax xillay falayeene”. Suuradda Al-Maaidah Aaydaha 78-79. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
91. “Dheh (waa) xaqii oo ka yimid xagga Rabbigiin. Ee kii rabaa ha rumeeyo, kii rabaana ha gaaloobo”. Suuradda Al-Kahaf: Aayadda 29. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
92. “ Caddee waxa xagga Alle lagaa amrayo”. Suuradda Al-Xijr : Aayadda 94. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
93. “ Kolkay iska illoobeen waxay culimadoodii ku waanineysay. Waxaan badbaadinnay kuwii xumaanta reebayey, marsiinnayna dulmiile yaashii cadaab xun faasiqnimadoodii darted”. Suuradda Al-Acraaf: Aayadda 165. 184. Abuu Saciid Al-Khudri (A.K.R.) wuxuu yiri: waxaan maqlay Nebiga (S.C.W.) oo leh: "Ninkiinnii xumaan arkaa, waa inuu ku saxaa gacantiisa, haddii uusan karinna inuu sidaa yeelo, waa inuu ku reebaa xumaanta carrabkiisa, haddii uusan karinna inuu ku reebo carrabka, waa inuu ugu yaraan u arkaa xagga qalbiga arrin fool xun aan loo baahneyn, in la suuliyana mudan; oo uu kahdona, tanina waa heerka ugu hooseeya ee iimaanka". (Muslim) 185. Ibn Mascuud (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Nebiyadii iga horreeyey oo dhan Nebi walbaa wuxuu lahaan jirey xer iyo asxaab, ummaddiisa ka soo raaci jirey oo sunnadiisa qaadan jirey awaamirtiisana ku dhaqmi jirey. Dabadeedna waxaa ku xigsan jirey qooman oranaya wax aysan falayn oo falaya wax aan la farin. Kuwa tilmaamahaa leh qofkii gacantiisa kula jihaadaa waa mu'min; kii carrabkiisa kula jihaadaa waa mu'min; kii qalbiga kula jihaadaa (oo ka kahda, nacana xumaantaa ay falayaan) waa mu'min., mu'minnimo saxar le'eg oo intaas ka dambaysaana ma jirto". (Muslim) 186. Abul Waliid Cubaadah bin Samit (A.K.R.) wuxuu yiri: "Waxaannu Nebiga (S.C.W.) axdi kula gallay inaan maqallo iyo inaan adeecno duruuf kasta oo jidha goorta ladnaanta iyo goorta lurnaanta, goorta xiisa qabka ama goorta wahsidaba; iyo inaan ka raalli noqonno haddii cid noolaga roonaado, ama nalaga kor yeelo, oo laxa jeclo iyo u kala roonaan la arko, iyo inaannaan talada kula murmin dadka haya (madaxda) inaan aragno gaalnimo iska cad oo aan xag Alle daliil uga hayno ma ahee, amarka Alle idin siiyeyna iyo wuxuu idin kula ballamay waa inaad xaqa iyo runta sheegtaan duruuf kasta oo aad ku sugan tihiinba, oo aydan uga haybaysan (Yacni xaqa aydaan uga aamusin) mid wax canaanta canaanti". (Bukhaari iyo Muslim) 187. Nucmaan ibn Bshiir (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Matalka iyo tusaalaha qofka dhowra xuduudda Alle iyo kan aan danta u gelin waxay la mid yihiin sidii qolo doon fuushan oo ku qori tuurtay qolada dabaqa sare ee doonta fuuleysa iyo qolada dabaqa hoose fuuleysa. Qoladii dabaqa hoose fuushanayd waxaa qasab ku ahaa kolkay biyo rabto inay dabaqa kore u doonato, arrintaasoo yari dhib u keentay qoladii dabaqa sare ee doonta fuushaneyd, markaa bay waxay qoladii dabaqa hoose fuushaneyd u soo jeediyeen qoladii dusha fuulneyd inay ka oggolaadaan inay dabaqa hoose meel ka faruurtaan si ay biyo u helaan iyagoon cidna dhib u geysan, marka haddii ay qoladii dusha sare saarneyd arrintaa ka yeelaan waa ay wada rogmanayaan, haddii ay ka qabtaanna waa ay badbaadahayaan iyaga iyo inta kale oo dhanba". (Bukhaari) 188. Ummul Mu'miniin Ummi Salamah (A.K.R.) waxay tiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Rag baa madax la idiinka dhigi doonaa waxaad ku arki doontaan falal qaarkood (diinta waafaqsan) qaarna (ayan waafaqsaneyn). Marka qofkii muujiyaa naceyb arrinkoodaasi ah (yacni wixii ay diinta ku khilaafeen) waa badbaadey, qofkii ka carooda oo ku diidaana waa badbaaday, laakiinse waxaa hoogaya qofkii raaca oo raalli ka noqda (munkarkooda). Dadkii markaa la joogay waxay yiraahdeen Rasuul Alloow ma waanaan la dagaallamayn? Wuxuu yiri: "Maya" inta ay idinla tukanyaan". (Muslim) 189. Ummul mu'miniin Zaynab bintu Jaxash (A.K.R.) waxay sheegtey in: Mar nebigu (S.C.W.) u soo galay isagoo naxsan oo yiri: "Laa ilaaha illal laah" -Ilaah xaq ah ma jiro aan Alle aheyn Wuxuu baa'ba ahaan Carab korkooda shar soo food haya awgi. Wax baa laga furay maanta qaddar yar ah derbigii celinayey Yuuj iyo Maajuuj. Duleelka laga furay oo ah intaa; intuu farta iyo suulka goobo ka dhex sameeyey. Waxaan ku iri: Oo Rasuul Alloow ma iyadoo dad fiicani nagu jiraan baa nala rogayaa? Wuxuu yiri: Haah, markii ay waxa xumi bataan". (Bukhaari iyo Muslim) Fiiro gaar ah: Imaam Nawawi isagoo xadiisyadan sharxaya wuxuu yiri: "Qofkii u arka wixii sharciga khilaafaya oo dhan xagga qalbiga wax xun, ee aan awood laheyn inuu ku joojiyaa gacantiisa ama carabkiisa, qofka sidaa ah dambi ma leh, waayo waajibkii waa uu gutay; qofkii uga hortagaana hadba inta karaankiisu yahay xag Alle waa ka dhowran yahay oo dambi ma soo gaarayo. , ha yeeshee qofkii oggolaada falka xun, oo raallinnimo muujiya waa kaa dambiilaha, daa'in Alle u caroonayo. 190. Abuu Saciid Al-Khudri (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Iska jira inaad jidadka fariisataan. Asxaabtii waxay yiraahdeen: Rasuulkii Allow, meel kale oo aan ku beddelanno ma lihin. Ma jirto meel kale oo aan fariisan karno, arrimahana aan ku gurfeyno. Waana meelaha aan ku sheekaysanno oo ma deyn karno. Wuxuu yiri: Waa yahaye haddii aydaan deyn karin marka jidka dawgiisa mariya. Asxaabtii waxay weydiiyeen waxa uu yahay dowga jidka? Wuxuu yiri: Waa indhaha oo aad hoos u dabcisaan (oydan ku eegin dumarka jidka maraya), iyo ka qaadista jidadka wixii dhib leh, salaanta oo la naqo, faridda Samaanta iyo reebidda xumaanta". (Bukhaari iyo Muslim) 191. Ibn Cabaas (A.K.R.) wuxuu yiri: "Nebigaa (S.C.W.) wuxuu arkay nin kaatun dahab ahi ay ugu jirto farta. Nabigu (S.C.W.) inta ka siibey faraantigii fartiisa buu tuuray isagoo leh: Kiinii doonaya inuu dhuxul naar ah gacanta ku qaato, bal ha ku qaato. Markii uu Nebigu (S.C.W.) tegey baa la yiri ninkii kaatunkaaga qaado oo si kale ugu intifaac. Markaa buu wuxuu yiri: Alle baan ku dhaaran, marba hadduu rasuulkii Alle tuuray faraantigaa inaan waligey qaadan". (Muslim) 192. Abuu Saciid Xasan al-Basri (Allaha u naxariistee) wuxuu yiri Caa'id ibn Camar (A.K.R.) baa wuxuu soo booqday Cubaydullah ibn Ziyaad kuna yiri: Maandhoow waxaan maqlay Nebiga (S.C.W.) oo leh: "Madax waxaa u shar badan oo u liita kan dadka sida xun ula dhaqma, ee iska jir kana digtoonow inaad ka mid noqoto kuwaa sidaa ah. Wuxuu yiri: Fariiso Waxaa ka tahay buunsho oo kale asxaabtii Muxammed (S.C.W.) dhexdooda. Caa'id bin Camar wuxuu weydiiyey: "Oo ma rag buunsha ah bay lahaayeen asxaabtii rasuulka (S.C.W.)? Jawaabtu waa maya, kuwa buunshaha oo kale ah dabadood bay yimaadeen, kamana tirsaneyn iyaga". (Muslim) 193. Xudayfah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Naftayda kan ay gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye (oo ah Alle) ama samaanta farte, xumaantana reebte, ama Alle wuu idin ciqaabi. Dabadeedna intaad baridaan, buusan idinka aqbaleyn ducada. (Tirmidi baa soo weriyey oo yiri waa xadiis xasan saxiix ah). 194. Abuu Saciid Al-Khudri (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Jihaadka wanaagsan (Halganka ah Alle darti) waa inaad ku hadasho wax xaq, run iyo caddaalad ah suldaan daalim ah horti". (Abuu Daawuud &Tirmidi) Tirmidi wuxuu yiri waa xadiis xasan ah. 195. Abuu Cabdullaah Daariq ibn Shihaab al-Bajli al-Axmasi (A.K.R.) wuxuu yiri nin baa wuxuu nabiga (S.C.W.) weydiiyey isagoo nabigu hashiisa fuulaya nooca ugu wanaagsan jihaadka? Wuxuu yiri: Runta oo aad ku hadasho suldaan daalim ah horti". (Waxaa sanad saxiix ah ku weriyey Nisaa'i) 196. Ibn Mascuud (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Baladii ugu horreysay ee ku fidday Reer IsraaÕiil dhexdooda waxay aheyd inta nin Markuu la kulmo nin kale yiraahdo: Alle ka cabso oo iska daa waxaad samaynayso waa xaaraane? buu misna markuu berrito la kulmo isagoo sidiisii ah, iskala fariisan jirey oo wax iskala cuni jirey, waxna iskala cabbi jiray. markii ay sidaas yeeleen oo dambiilayaashoodii xiriirka ka goosan waayeen markii ay xumaha ku madax adeegeen baa Alle isku mid ka dhigey qalbiyadoodii (oo ka yeelay qalbiyo madow dambi awgi) dabadeedna rasuulkii Alle wuxuu akhriyey aayaddan: "Carruurtii Israa'iil kuwoodii gaaloobay waxaa lagu nacladay carrabkii Daawuud iyo Ciisaa, wiilkii Maryam, maxaa yeelay wa caasiyoobeen oo xad gudbayaal noqdeen. Iskama ay reebi jirin xumaantii ay samaynayaan wax xilley fali jireene. Waxaad arkaysaa in badan oo ka mid ah oo gaalada saaxiib ka dhiganaya, wax xun bay noftood u hormariseye) ilaa laga gaaro (waa faasiqiine). Suuradda Al-Maa'idah: Aayadaha 78-81. Dabadeedna wuxuu yiri nabigu (S.C.W.) : "Dhabtii ma aha sida aad moodeysaan, Alle baan ku dhaartay waa inaad samaanta is fartaan, xumaha iska reebtaan, gacantana qabataan kii dulmi wada oo xaqa ku sandulleysaan oo ku qasabtaan, haddii aydun sidaa yeelin Alle wuu idin ciqaabi idinka iyo xumaan falayaashaba, idiin nacladina sidii Yuhuudda". (Waxaa weriyay Abuu Daawuud iyo Tirmidi oo yiri; waa xadiis xasan ah). Tirmidi wuxuu yiri xadiiskani waa xadiis xasan ah, wuxuuna ku soo weriyey ereyadan: "Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Kolkay carruurtii Israa'iil dambi galeen, markii hore kuwoodii toosnaa baa isku dayey inay dambiga ka qabtaan, laakiinse dan uma gelin. Markaa bay iska daayeen oo ku eegteen dambigii, oo cunid iyo cabid iyo fadhiba la wadaageen halka laga rabey inay Alle darti u gooyaan marba hadday xumaha ku adkeysteen oo ay wax ka qaban waayeen. Sidaa awgeed waxaa nacladay Daawuud iyo Ciisaa, wiilkii Maryam, caasiyoobiddoodii iyo xadgudubkoodii awgeed bayna u nacladeen. Weriyaha xadiiska wuxuu sheegay in rasuulku (S.C.W.) oo diran barbarku u saarnaa, intuu sare u soo fariistay yiri: Alle baan ku dhaaran oo ah kan ay gacantiisu nafteyda ku jirto, inaydun guul gaareyn oo aydaan kheyr heleyn inaad ku sandulleysaan xaqa maahee wixii xumo la soo banbaxa. Sh. Al-Baani wuxuu yiri xadiiskan waa daciif. 197. Abuu Bakar as-Sidiiq (A.K.R.) wuxuu yiri: ÒMuslimiintooy waxaad akhrisaan aayaddaan: ÒKuwa xaqa rumeeyoow! naftiinnaa la idin raaciyey, mid dhumayna wax idinka dhimi maayo haddii aad hanuuntaan, xag Alle buuna noqodkiinna wada yahay, markaasuu idiinka warramayaa wixii aad fali jirteen". Suuradda Al-Maa'idah: Aayadda 105. Aniguna waxaan maqlay Nebiga (S.C.W.) oo leh: "Markii ay Dadku arkaan qof dulmi wada, haddii ay gacmaha qaban waayaan waxay halis u yihiin in Alle ka simo ciqaabtiisaÓ. Waxaa Sanadyo saxiixa ku wariyey Abuu Daawuud iyo Tirmidi iyo Nisaa'i. Fiiro gaar ah: Waxaa waajib ku ah qof kasta inuu faro dadka inay wanaag falaan iyo samaan, shardina ma aha in kan samaanta faraya uu noqdo nin wanaagsan. Waa sidaase, dadka ehlu cilmiga waxaa laga doonayaa inay naftooda ka dhaqan geliyaan waxay dadka kale ugu yeerayaan.
|















